Halka Ay Matthijs De Ligt & Joshua Zirkzee Ka Gali Karaan Shaxda Man United.

Man United ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Bologna ee Joshua Zirkzee kaas oo haatan ku baasay tijaabada caafimaadka kooxda Man United.

Sidoo kale Man United ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man United ee Matthijs De Ligt.

Red Devils ayaa la filayaa in ay dhamaystirto labada saxiix si ay ugu xoojiyaan kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Ka hor dhamaystirka labada saxiix waxa la soo bandhigay halka ay ka gali karaan shaxda Man United.

Halkan Kaga Bogo Shaxda ay United ku ciyaari karto.

Man United 2025

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga