
Xiddiga Erling Haaland ayaa samaystay sumcada ay in uu yahay weeraryahanka ugu halista badan goolka hortiisa sanadihii ugu dambeeysay.
Xiddiga ayaa argagax ku Rida daafacyada ka Hor imanayna iyaga oo ku dhibaatooda in ay joojiyaan.
Kani waxa uu noqonayaa kulankii shanaad ee Haaland uu ku wajaho Real Madrid tartanka Champions League.
Haaland ayaa Dhamaan kulamadaas ahaa xiddig Man City ah.
Xiddiga reer Norway ayaan waligiis gool ka dhalin koox tababare u yahay Carlo Ancelotti.
In kasta oo Manchester City aysan ku jirin qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa, Haaland ayaa ku bilaabatay 2025 si cajiib ah isagoo dhaliyay lix gool todobadii kulan ee uu ciyaaray.
Be the first to comment