Haaland Oo Noqday Gooldhaliyaha Ugu Sareeya Taariikhda Xulka Norway

Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa u dabaaldegay inuu noqday gooldhaliyaha abid ugu sarreeya Norway.

Weeraryahanka Manchester City ayaa dhaliyay goolashii 33-aad iyo 34-aad ee xulka qaranka kulankii ay 3-0 kaga badiyeen Slovenia habeenkii Khamiista.

Taasi waxay keentay inuu ka hormaro Jorgen Juve ee gooldhalinta abid Norway.

Haaland ayaa la gudoonsiiyay kubada ciyaarta kadib markii uu dhaliyay saddexley kulanka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga