
Wargeysyada GermanyManchester City ayaa dooneysa inay ayaa shaaca ka qaaday wadahadalo dhexmaray madaxda kooxda Eintracht Frankfurt iyo ciyaaryahankooda Omar Marmoush kaas oo ku saabsan rabitaanka xiddiga ee kooxda Man City.
Manchester City ayaa dooneysa inay la soo saxiixato xiddiga Omar Marmoush si ay ugu xoojiso kooxda qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.
Dhawaan ayaa la soo wariyay in Frankfurt ay diiday dalabkii ugu horeeyay ee Manchester City ku doonaysay xiddiga Marmoush sabab la xidhiidha qiimaha oo aad uga hooseeya lacagta ay doonayso kooxda reer Germany.
Si kasta ha ahaatee kooxda Man City ayaan Omar Marmoush ka hor istaagi doonin ku biirista kooxda Man City suuqa January.
Kooxda ayaa xiddiga reer Masar u sheegtay in ay u ogolaan doonaan in uu ku biiro kooxda Man City suuqa January ee Bishan.
Laakiin waa in ay kooxda Man City bixiso lacag dhan 80 milyan ah si ay u hesho saxiixiisa suuqa January.
Be the first to comment