Dib U Eegid: Man United Oo Boodhka Ka Jafatay Taariikh Ay Dhigeen 33 Sano Ka Hor.

Kooxda Man United ayaa sii wada guuldarooyinkii premier League kadib markii ay guuldaro kala kulantay Man City.

Kooxda Amorim ayaa guuldaro 3/0 ah kala kulantay kooxda Man City kulan ka dhacay Etihad Staduim.

Kadib guuldarada Man United ayaa kaliya 4 dhibcood ka heshay 4 kulan oo ay ciyaartay premier League.

Man United ayaa badisay hal kulan halka ay bar-baro gashay kualn kale lagana badiyay 2.

Sidaas darted xilli ciyaareedkan waa midkii ugu xumaa ee ay Man United ku bilaabatay tan ilaa xilli ciyaareedkii 1992/1993 markaas oo ay sidoo kale 4 dhibcood ka heleen 4 kulan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga