Dib U Eegid: Man United Oo Boodhka Ka Jafatay Rikoodh Xun Oo Ay Dhigtay 95 Sano Ka Hor.

Kooxda Man United ayaa guuldaro kala kulantay kooxda West Ham kulan ka tirsanaa premier League.

Man United ayaa looga badiyay garoonkeeda Old Trafford kulan ay la kulantay guuldaro kale oo garoonkeeda ah.

Ma ahan markii ugu horaysay oo Man United looga badiyo garoonkeeda premier League xilli ciyaareedkan.

Guuldarada ayaa ahayd guuldaradii 9-aad ee ay la kulanto Man United xilli ciyaareedkan.

Guuldarooyinkan ayaa ah kuwii ugu badnaa xilli ciyaareed kaliya kadib xilli ciyaareedyadii 1930-31, 1933-34, and 1962-63.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga