Dib U Eegid: Arsenal Oo Rikoodh Cajiib Ah Kaga Fiican Kooxaha Kale Ee Premier League

Kooxda Arsenal ayaa dhalisay gool madax ah qaybtii hore ee kulankii ay la ciyaartay Man United.

daafaca Riccardo Calafiori Ayaa goolka u dhaliyay kooxdiisa daqiiqadii 13-aad isaga oo madax ka dhaliyay Man United.

Arsenal ayaa 31 gool ka dhalisay koornayaasha tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedka 2023/2024 horyaalka premier League.

Kooxda Arsenal ayaa ka badan 11 gool dhamaan kooxaha kale ee premier League tan ilaa wakhtigaas.

Waxa intaas sii dheer in 3 ka mid ah 4-tii kulan ee ay Arsenal premier League ka dhalisay Man United ay ahaayeen kubado koorne ah isla markaas dhaliyeen 3 daafac oo kala duwan kuwaas oo kala ah Timber, Saliba Iyo Calafiori

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga