
Xidhiidha FA-ga ayaa go’aan ka Gaadhay Racfaankiinay Arsenal ka Gudbisay Xiddiga Myles Lewis-Skelly.
Xiddiga Myles Lewis-Skelly ayaa kaadhka cas ee tooska ah loo taagay kulankii Wolves ee premier league.
Xiddiga ayaa lagu waday in uu seego 3 kulan ka mid ah kulamada maxaliga ha
Maanta ayaa la Shaaciyay in ay Arsenal Racfaan ka qaadan doonto ganaaxa Xiddiga.
Xidhiidha FA-ga ayaa haatan aqbalay Racfaankii ay kooxda Arsenal ka Gudbisay ganaaxa Xiddiga.
Xiddiga ayaan haatan seegi doonin wax kulan ah maadama Laga qaaday ganaaxa.
Be the first to comment