Xiddiga Khadka dhexe ee kooxda Man United Casemiro ayaa xaqiijiyay in uu ka tagayo Man United dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Xiddiga reer Brazil ee Casemiro ayaa si weyn ugu dhibaatooday sanadihii ugu dambeeyay isaga oo la kulmay dhaleecayn xoogan.
Xiddiga ayaa ku jira sanadkii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa kooxda Man United ilaa haatana uma saxiixin kooxda heshiis cusub.
Saxafiga Fabrzio Romano ayaa sheegay in uu Casemiro xaqiijiyay in uu isaga tagi doono kooxda Man United dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Be the first to comment