DEG-DEG: Thiago Silva Oo Xaqiijiyay In Uu Ka Tagayo Chelsea.

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda chelsea ee Thiago Silva ayaa si Rasmi ah u xaqiijiyay in uu isaga tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Thiago Silva ayaa kooxda chelsea ugaga soo biiray PSG isaga oo waliba ah xiddig xor ah.

Xiddiga reer Brazil ayaa shaqo fiican ka qabtay dhawrkii sano ee uu joogay kooxda.

Thiago Silva ayaa haatan xaqiijiyay in uu isaga tagi doono kooxda chelsea dhamaadka xilli ciyaareedkan.

“Waxaan ka tagi doonaa Chelsea dhamaadka xilli ciyaareedka.”

“Nabadgelyo waxaa leh kuwa baxay oo aan soo laaban. Waxaan ku talo jiraa inaan soo noqdo maalin uun”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga