DEG-DEG: Suuqa Kala Iibsiga Oo Si Rasmi Ah U Furmay.

Suuqa Kala iibsiga xagaaga ayaa haatan si Rasmi ah u furmay.

Kooxaha kala duwan ee adduunka ayaa bilaabi doona dhaq-dhaqaaqa ay ku xoojinayaan kooxohooda.

Xiddigaha kala duwan ayaa sidoo kale u dhaqaaqi doona kooxo cusub iyaga oo isaga tagi doona kooxda Ay haatan joogaan.

Waxa la filayaa in ay dhacaan saxiixyo badan suuqa kala iibsiga xagaaga iyada oo kooxo badan isha ku haya in ay lacag badan suuqa galiyaan.

Kooxda.com ayaa si joogto ah idiinku soo gudbin doonta wararka iyo saxiixyada ugu dambeeya ee dhaca.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga