Waxa la Soo saaray isku aadka Wareega 16 Tartanka Champions League.
Waxa isku aadka ka Soo baxay kulamo adag oo Si weyn loo sugi doono
Kulamada ugu xiisaha badan ayaa ah Kulamada dhexmari doona kooxaha Man City Vs Real Madrid, Chelsea Vs PSG.
Halkan kaga bogo isku aadka Oo dhamaystiran
PSG Vs Chelsea
Galatasaray Vs Liverpool
Real Madrid Vs Man City
Atalanta Vs Bayern Munich
Newcastle Vs Barcelona
Atletico Madrid Vs Tottenham
Bodo Vs Sporting
Arsenal vs Leverkusen

Be the first to comment