DEG-DEG: Real Madrid Oo Shaqada Ka Caydhisay Tababare Xabi Alonso

Kooxda Real Madrid ayaa Shaqada Ka Caydhisay Tababare Xabi Alonso iyada oo Isla markiiba Shaacisay badalkiisa.

Real Madrid ayaa Shaqada Ka Caydhisay Tababare Xabi Alonso kadib Guuldaradii kooxd ka Soo gaadhay Barcelona Final Spanish Super Cup.

Kooxda Real Madrid ayaa Shaacisay in ay ku badashay ÁLVARO ARBELOA kaas oo noqday tababaraha xiga ee kooxda.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga