DEG-DEG: Man United, Man City & Isku Aadka Wareega 5-aad Ee FA Cup-ka Oo La Sameeyay.

Manchester United iyo Manchester City oo xilli ciyaareedkii hore isugu soo haray finalka ayaa ka mid ah 14 ka mid ah 16-ka kooxood ee horay u xaqiijiyay booskooda wareega shanaad ee FA Cup-ka.

Kooxaha ku hadhay tartanka FA Cup-ka ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega 5-aad.

Kooxda difaacanaysa koobka ee Man United ayaa la ciyaari doonta kooxda Fulham.

dhinaca kale kooxda Man City ayaa la ciyaari doonta kooxdii reebtay Liverpool ee Plymouth.

Halkan Kaga bogo isku aadka wareega 5-aad ee FA Cup-ka.

Manchester City vs Plymouth

Exeter City or Nottingham Forest vs Ipswich Town

Bournemouth vs Wolves

Newcastle United vs Brighton

Manchester United vs Fulham

Doncaster or Crystal Palace vs Millwall

Aston Villa vs Cardiff

Preston North End vs Burnley

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga