DEG-DEG: Man City Vs Liverpool Iyo Isku Aadka 8 Dhamaadka FA Cup-ka Oo La Sameeyay.

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 8 dhamaadka tartanka FA Cup-ka.

Isku aadka waxa ka soo baxay kulamo xiiso leh iyada oo kooxuhu ogaadeen cida ay ku aadeen.

Kulanka ugu xiisaha badan ayaa ah midka dhexmari doona kooxaha Man City Iyo Liverpool.

Dhinaca lale Chelsea ayaa ku aaday kooxda Aston Villa halka ay Arsenal ku aaday kooxda Southampton.

Kulamada Quarter-Finalka FA Cup waxaa la ciyaari doonaa usbuuca dhammaadkiisa Sabtida 4 April 2026, iyadoo koox walba rajaynayso inay ku guuleysato tartanka koobka ugu da’da weyn kubadda cagta adduunka.

Halkan Hoose kaga bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga