DEG-DEG: Man City Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Saxiixa Dani Olmo.

Kooxda Man City ayaa Barcelona kula biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Dani Olmo.

Barcelona ayaa saacadihii la soo dhaafay dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga Dani Olmo si ay u helaan saxiixiisa.

Man City ayaa dhinaceeda haatan dalab ka gudbisay saxiixa Dani Olmo si ay u hesho saxiixiisa suuqa kala iibsiga xagaagan.

Si kasta ha ahaatee saxafiga Santi Aouna Ayaa sheegaya in ay uu xiddiga Olmo doonayo in uu ku biiro kooxda Barcelona isaga oo diidan in uu ku biiro Man City.

Si kasta ha ahaatee Barcelona ayaa ku qabsan in ay iibiso xiddig ka hor inta ayna dhamaystirin saxiixa Olmo.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga