
Liverpool ayaa wajihi doonta Paris Saint-Germain wareega 16-ka Champions League, halka Arsenal ay la ciyaari doonto PSV, iyadoo la soo saaray isku aadka wareega 16-ka champions league.
Iyadoo wareega isreebreebka la soo gaba gabeeyay, iyadoo kooxaha sida Manchester City iyo AC Milan k hadheen tartanka kooxaha ka qayb galaya tartanka ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan.
Club Brugge vs Aston Villa
Borussia Dortmund vs Lille
Real Madrid vs Atletico Madrid
Bayern Munich vs Bayer Leverkusen
PSV vs Arsenal
Feyenoord vs Inter
PSG vs Liverpool
Benfica vs Barcelona
Be the first to comment