DEG-DEG: Liverpool Oo Tijaabada Caafimaadka Marinaysa Saxiixeedii Ugu Horeeyay.

Kooxda Liverpool ayaa tijaabada caafimaadka marinaysa Goolhaye Giorgi Mamardashvili kaas oo ay ka dhigayso saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga.

Giorgi Mamardashvili Ayaa maanta tijaabada caafimaadka u maraya Liverpool ka hor inta uuna ku biirin kooxda.

Goolhaye Giorgi Mamardashvili ayaa la filayaa in uu qaab amaah ah ugu laabto kooxda Valencia inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Liverpool ayaa heshiis 35 milyan ah la gaadhay kooxda Valencia si uu u noqdo saxiixoodii ugu horeeyay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga