
Kooxda Bayer Leverkusen ayaa diiday dalabkii 2-aad ee ay Liverpool ka gudbisay saxiixa xiddiga Florian Wirtz.
Liverpool ayaa u dadaalaysa sidii ay u dhamaystir lahayd saxiixa xiddiga Florian Wirtz suuqa Kala iibsiga ciyaartoyda xagaaga.
Liverpool ayaa dalah 130 milyan ah ka gudbisay saxiixa xiddiga Florian Wirtz si ay u hesho saxiixiisa suuqa xagaaga.
Lakiin Leverkusen ayaa diiday dalab ka 2-aad ee Liverpool.
Kooxda reer Germany ayaa doonaysay ugu yaraan 150 milyan oo Euro si ay uga iibiso xiddiga.
Be the first to comment