
Kooxda Liverpool ayaa go’aan Rasmi ah ka gaadhay mustaqbalka xiddiga Darwin Nunez kaas oo shaki ku jiro mustaqbalkiisa.
Liverpool ayaa wadahadalo la yeelatay xiddiga Iyo wakiilkiisa saacadihii ay oo dhaafay waxana ay go’aan ka gaadheen mustaqbalkiisa.
Reds ayaa si Rasmi ah suuqa u dhigtay xiddiga Darwin Nunez si ay u iibiyaan suuqa January.
Liverpool ayaa wakiilka xiddiga u sheegtay in uu koox cusub u raadiyo xiddiga uu wakiilka u yahay.
Kooxda Slot ayaa u sheegtay in ay diyaar u yihiin in ay ku iibiyaan lacag dhan 50 ilaa 60 milyan oo euro.
Be the first to comment