DEG-DEG: Liverpool Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii 3-aad Ee Suuqa Xagaaga.

Kooxda Liverpool ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Milos Kerkez kaas oo ay kala soo wareegtay Bournemouth.

Kooxda Liverpool ayaa Milos Kerkez ka dhigaysa saxiixeedii 3-aad ee suuqa kala iibsiga xagaaga.

Reds ayaa heshiis 5 sano ah ka saxiixatay Milos Kerkez iyada oo ku xoojinaysa daafaceeda bidix xilli ciyaareedka dambe.

Liverpool ayaa Milos Kerkez ka bixisay lacag dhan 40 milyan oo euro waana lacag ka yar 45-kii milyan ee ay Bournemouth dalbanaysay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga