DEG-DEG: Leny Yoro Oo Ka Jawaabay Dalabka Man United

Xiddiga Lille ee Leny Yoro ayaa lagu soo waramayaa in uu iska diiday kooxda Man United.

Man United ayaa la sheegayaa in ay Lille ka aqabashay dalab lacageed oo dhan 50 milyan oo ay ku doonaysay xiddiga.

Si kasta ha ahaatee xiddiga Leny Yoro ayaa iska diiday kooxda Man United Inkasta oo ay kooxdiisu aqbashay dalabkii United.

Xiddiga Leny Yoro ayaa la sheegayaa in uu doonayo in uu ku biiro kooxda Real Madrid halkii uu ku biiri lahaa kooxda Man United.

Leny Yoro ayaa ah da’yarka loogu doonista badan yahay suuqa kala iibsiga ilaa haatan suuqa kala iibsiga xagaaga.

Xiddiga Leny Yoro ayaa doonaya in uu ku biiro kaliya kooxda Real Madrid.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga