
Kooxaha u soo baxay wareega 8 dhamaadka FA Cup-ka ayaa ogaaday kulamada wareega xiga ee tartanka FA Cup-ka.
Kooxda Man City ah kaliya kooxda ku soo hadhay 6-da kooxood ee ugu waaweyn England ayaa ogaaday kooxda ay la ciyaari doonaan.
7 ka mid ah kooxaha ku soo hadhay tartanka ayaa ka ciyaara premier Legaue halka kooxda kaliya ee aan premier League ahayn ay tahay championship-ka.
Halkan Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:
Fulham vs Crystal Palace
Preston vs Aston Villa
Bournemouth vs Man City
Brighton vs Nottingham Forest/Ipswich
Be the first to comment