DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

Kooxda Chelsea ayaa dhamaystirtay saxiixa daafaca dhexe ee Tosin Adarabioyo sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romano.

Tosin Adarabioyo ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay ee kooxda Chelsea suuqa kala iibsiga xagaaga.

Tosin Adarabioyo ayaa ugu biiraya Blues qaab xor ah kadib markii uu dhamaaday heshiiskiisa Fulham.

Chelsea ayaa haatan isku diyaarinaysa in ay Tosin Adarabioyo marsiiso tijaabada caafimaadka Todobaadka ambe.

Blues ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee dhamaystirta saxiix suuqa kala iibsiga xagaaga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga