DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii 5-aad.

Kooxda chelsea ayaa dhamaystirtay saxiixeedii 5-aad ee suuqa kala iibsiga xagaaga.

Blues ayaa sii wada wacdarihii ay ka dhigaysay suuqa kala iibsiga xagaaga.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in ay chelsea ku dhaw dahay saxiixa xiddiga Renato Veiga.

Saxafiga ayaa sheegay in ay chelsea kooxda Basel kala heshiisay saxiixa xiddiga Renato Veiga.

Chelsea ayaa xiddiga reer Portugal ka bixinaysa lacag dhan 14 ilaa 15 milyan oo euro waxana ay goor hore la gaadhay xiddiga heshiiska shaqsiga ah.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga