DEG-DEG: Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiixa Weeraryahan Cusub.

Kooxda Chelsea ayaa xaqiijisay saxiixa weeraryahanka Marc Guiu oo ay kala soo wareegtay kooxda Barcelona.

Chelsea ayaa Marc Guiu kala soo wareegtay kooxda Barcelona iyaga oo bixiyay lacag 6 milyan ah oo lagu bur-burinayo heshiiskiisa.

Marc Guiu ayaa qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah oo uu kula joogayo kooxda ku ciyaarta Stamford Bridge.

Xiddiga Marc Guiu ayaa noqday saxiixii 2-aad ee ay Chelsea dhamaystirto 24-kii saac ee ugu dambeeyay.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga