
Xiddiga kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa lagu soo waramayaa in uu iska diiday kooxda Al-Hilal.
Kooxda ka ciyaarta sucuudiga ayaa bartilmaameeedka ugu weyn ka dhigatay xiddiga Man United.
Kooxda Al-Hilal ayaa diyaar u ah in lacag badan siiso xiddiga iyaga oo sidoo kale Man United diyaar Ula ah lacag ka badan 70 milyan Euro.
Inkasta oo Bruno loo soo bandhigay mushahar sare hadana xiddiga ayaa doorbidaya in uu ka sii ciyaaro yurub.
Much too early for Fernandes to go to the Saudi League – yet the money is talking.
https://radeba.you2.pl/en/home/