DEG-DEG: Arsenal Oo Dhamaystirtay Saxiix Muhiim Ah.

Kooxda Arsenal ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Brntford ee Christian Nørgaard.

Arsenal ayaa kaliya saacado u baahatay in ay dhamaystir dhamaystirto saxiixa xiddiga.

Gunners ayaa galabtii dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe iyaga oo doonayay in ay dhamaystiraan saxiixiisa.

Haatan saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in ay Arsenal dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe.

Shuruudaha shaqsiga ah ayaa sidoo kale lagu heshiiyey iyada oo xiddigu haatan u safri doono London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga