
Tababaraha Kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa qarka u saran in uu noqdo tababaraha xulka qaranka Brazil sida ay sheegayaan wararku.
Carlo Ancelotti ayaa isaga tagaya kooxda Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedkan sabab la xidhiidha natiijooyinka xun ee kooxda.
Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in Carlo Ancelotti Iyo xulka qaranka Brazil isla meel dhigeen heshiis afka ah.
Tababaraha reer Italy ayaa noqon doona tababaraha cusub ee xulka qaranka Brazil ka hor koobka adduunka sanadka 2026.
Be the first to comment