Declan Rice Oo Taariikh Ka Sameeyay Champions League.

Xiddiga khadka Dhexe ee kooxda Arsenal Declan Rice ayaa wacdaro Dhigaya Champions League.

Rice ayaa kaligiis Arsenal ka caawiyay in ay garaacdo Real Madrid kulan ka tirsanaa Champions League.

Rice ayaa dhaliyay 2 gool sidoo kale caawin ka noqday goolka 3-aad.

Kadib wacdaraha uu Dhigay Rice ayaa isku qoray Taariikhda tartanka champions league Declan Rice ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee dhaliya labo gool laad xor ah kulan ka tirsan wareega bug-bax champions league.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga