
Kubad sameeyaha Manchester City Kevin De Bruyne ayaa isku dayi doona in uu taariikh sameeyay kulanka champions league.
Man City ayaa la ciyaari doonta Real Madrid kulanka lugta hore ee is reeb-reebka champions league Salaasada
Xiddiga De Bruyne ayaa la filayaa in uu ku bilowdo shaxda kooxda Man City kadib markii uu kaydka ku bilowday kulankii FA Cup-ka.
Xiddiga khadka dhexe ayaa ku lug lahaa 8 gool kulamadii uu ka Hor tagay kooxda Real Madrid.
De Bruyne ayaa dhaliyay afar gool oo uu isagu dhaliyay wuxuuna caawiye ka noqday 4 kale kulamada champions league ee uu ka Hor tagay Real Madrid.
Be the first to comment