Daawo: Messi Oo Khasaariyay Fursad Aan La Aamini Karin Kulankii Canada.

Xulka qaranka Messi ayaa guul muhiim ah ka gaadhay xulka Canada kulan ka tirsanaa furitaanka Copa America.

Messi ayaa hogaaminayay xulka qarankiisa waxana uu ka caawiyay in ay guul ku bilaabato difaacashada tartanka.

Xilli uu xulka Argentine ciyaarta ku hogaaminayso 1/0 ayuu Messi fursad u helay in uu dhaliyo goolkiisii ugu horeeyay ee tartanka sanadkan.

Daqiiqadii 64-aad ayuu helay fursad cajiib ah oo uu xitaa u gooyay Goolhayaha Canada laakiin ugu dambayn khasaariyay fursadaha.

Halkan Ka Daawo fursada uu Messi khasaariyay:

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga