Crystal Palace Oo Fariin U Dirtay Liverpool Kadib Bar-Barihii Ay La Gashay Arsenal.

Kooxda Crystal Palace ayaa bar-baro la gashay kooxda Arsenal kulan ka tirsanaa premier League.

Palace ayaa bar-baro ku qabatay Arsenal kulan ka dhacay Emirates kana tirsanaa horyaalka premier League.

Bar-Baraha ayaa la macno ah in ay Liverpool Tallaabo kale u qaaday ku guulaysiga premier League xilli ciyaareedkan.

Kadib ciyaarta Crystal Palace ayaa fariin u dirtay Liverpool iyada oo u jeeda in ay ka caawisay in tallaabo u qaaday ku guulaysiga premier League.

Kooxda Crystal Palace ayaa ciyaarta kadib baraha bulshada ku soo qortay”Adiga ayaa mudan Liverpool”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga