Cristiano Ronaldo Oo Qiimeeyay Fursadaha Arsenal Ee Ku Guulaysiga Premier League Maanta.

Waxa la Ciyaari Doonaa kulankii ama todobaadkii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka premier league.

Kooxaha Arsenal iyo Man City ayay midkood ku guulaysan doonto horyaalka premier league xilli ciyaareedkan.

Ka Hor kulamada maanta xiddigii Hore ee premier league Cristiano Ronaldo ayaa fikradiisa ka dhiibtay tartanka loogu Jiro horyaalka premier league.

Ronaldo ayaa si fiican u garanaya macnaha tartanka Premier League maadama uu horay uga Soo mid ahaa.

Xiddiga reer Portugal ayaa wax Laga Waydiiyay fursadaha Arsenal ee horyaalka premier league.

Ronaldo ayaa ku Jawaabay”Arsenal kuma guulaysan doonto horyaalka premier league xilli ciyaareedkan”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga