Cole Palmer Oo Taariikh Ka Sameeyay Tartanka European Championship.

Xiddiga Cole Palmer ayaa taariikh ka sameeyay tartanka European championship kadib goolkii final-ka euro 2024.

Cole Palmer Ayaa badal ku soo galay ciyaarta iyada oo xulkiisa la hogaaminaya natiijada ciyaarta.

Xiddiga kooxda Chelsea ee Cole Palmer ayaa isku qoray taariikhda Euro-da kadib goolkii uu dhaliyay.

Xiddiga Cole Palmer ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee dhaliya goolka bar-baraha isaga oo badal ku soo galay Final-ka Euro-da tan ilaa Sylvain Wiltord oo sidaas sameeyay EURO 2000 una dhaliyay gool France.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga