
Kooxda Chelsea ayaa fursad u Haysata in ay Iska diido fursad ay si toos ah ula wareegto xiddiga Jadon Sancho xagaaga
Chelsea ayaa Heshiis amaah ah ugu Biiray Chelsea bilowgii xilli ciyaareedkan kadib markii uu ku dhibaatooday Man United.
Waqtigaas, waxaa la soo jeediyay in Chelsea ay u badan tahay inay 24 jirkaan si rasmi ah ula soo saxiixaneyso dhamaadka xilli ciyaareedka iyagoo kula wareegaya 22 milyan oo euro.
Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Daily Mail Chelsea ayaan si toos ah ula wareegi doonin xiddiga.
Waxa la sheegayaa in ay Chelsea haysato dookh ay ku bixin Karto lacag ay Kaga baxdo heshiiska tooska ah ee ay kula Wareegaysa xiddiga.
Be the first to comment