Chelsea Oo Dhamaystirtay Saxiix Da’yar Aad Loo Qiimeeyo.

Kooxda Chelsea ayaa Dortmund kala heshiisay saxiixa xiddiga Jamie Gittens sida ay sheegayaan wararku.

Blues ayaa muddu dheer wadahadalo kula jirtay Dortmund si ay ugala heshiiyaan qiimaha xiddiga.

Kooxda Chelsea ayaa xiddiga da’yarka ah ka saxiixday heshiis ilaa sanadka 2030.

Xiddiga ayaa lagu soo waramayaa in uu wakhti hore ku baasay qaybta hore ee caafimaadka kooxda Chelsea.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga