Atletico Madrid Oo Heshiis La Gaadhay Xiddig U Ciyaara Liverpool.

Kooxda Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta xiddiga kooxda Liverpool ee Andy Robertson si ay u dhamaystirto heshiiska.

Wargayska AS ayaa sheegaya in ay Atletico Madrid heshiiska Shaqsiga ah la gaadhay xiddiga Andy Robertson.

Atlantico Madrid ayaa diyaar u ah in ay xiddiga kala wareegto Liverpool suuqa xagaagan.

Waxaa lagu soo waramayaa in Liverpool ay ku dooneyso lacag dhan 5 milyan oo Euro si ay ugu ogolaato Robertson inuu baxo.

Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa durbaba ku guda jirta bedelka isaga, iyadoo heshiis ay kula soo wareegayaan AFC Bournemouth’s Milos Kerkez ayaa la rumeysan yahay inuu heer sare marayo.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga