Arteta Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Gabriel Jesus

Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta Ayaa cadeeyay mawqifkiisa ku aadan Mustaqbalka xiddiga Gabriel Jesus.

Mustaqbalka Jesus ayuu shaki ku jiraa todobaadyadii ugu dambeeyay iyada Oo lala xidhiidhinayo in ay kooxdu iska iibinayso xiddiga reer Brazil suuqa Xagaaga.

“Ma garanayo halka ay ka yimaadeen wararka xanta ah ee ku saabsan bixitaanka Jesus ee Arsenal.”

“Jesus waxa uu muhiim ka yahay Qorshaha kooxda maamulka kooxduna way ila ogyihiin taas”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga