Arsenal Oo Xasuuqday Tottenham Siina Dheeraystay Hogaanka Premier League.

Kooxda Arsenal ayaa Xasuuqday Tottenham iyaga oo Sii dheeraystay Hogaanka Premier League Xilli Ciyaareerdkan.

Arsenal ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo doonayaya in ay dhaliyaan goolal.

Daqiiqadii 34-aad ayay Arsenal dhalisay goolka furitaanka waxana u dhaliyay Trossard kaas oo Hogaanka u dhiibay Kooxdiisa.

Xiddiga Eze ayaa dhaliyay goolka 2-aad isaga oo ciyaarta ka dhigtay 2/0.

Kooxda Tottenham ayaa dhalisay goolka 1-aad daqiiqadii 55-aad waxana u dhaliyay xiddiga Richarlison

Laakiin xiddiga Eze oo wacdaro dhigay ayaa dhaliyay 2 gool daqiiqadiihii 46-aad iyo 76-aad.

Guushaas ayaa Arsenal ka caawisay in ay Sii wadaan Guulaha Premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga