Arsenal Oo Loo Soo Bandhigay Xiddig Horay Ugu Dhibaatooday Premier league

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in loo soo bandhigi doono fursad ay kula soo saxiixan karto xiddig ku soo dhibaatooday Liverpool.

Juventus ayaa Arsenal ka doonaysa saxiixan xiddiga daafaca Uga ciyaara ee Jakub Kiwior.

Xiddiga jakub Kiwior ayaa door muhiim ah ka ciyaaray xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Juventus ayaa doonaysa in ay xiddiga reer Poland ka dhigto saxiixyada ay ku xoojinayso kooxda.

Sidaaa darteed Juventus ayaa Arsenal u soo bandhigaysa xiddiga Arthur Melo si ay u hesho saxiixa Kiwior.

Melo ayaa horay premier league ugu soo qaatay wakhti adag markii uu joogay Liverpool.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga