Arsenal Oo Ku Dhaw Saxiixa Xiddig Mustaqbal Leh

Arsenal ayaa isku diyaarinaysa in ay soo afjarto saxiixa xiddig khadka dhexe ah oo rekoodhe jabiyay kadib markii ay Manchester United isaga baxday tartanka, halka warbixin ay soo saartay daaha ka qaaday qiimaha uu ku kacayo heshiiskan.

Arsenal ayaa si weyn looga hadal hayaa suuqa January iyada oo kooxda lala xidhiidhinayo xiddigo ay ka mid yihiin Martin Zubimendi iyo waliba weeraryahano

Si kasta ha ahaaatee Arsenal ayaa si hoose uga shaqaynayso in ay Emirates keento mid ka mid ah xiddigaha khadka dhexe ee ugu fiican.

Sverre Nypan ayaan ahayn Xiddig caan ka ah kubada Cagta laakiin hadii uu soo soo bandhigo tayadiisa waxa uu ka mid noqon doonaa xiddigaha ugu fiican khadka dhexe.

Kooxaha Real Madrid, Barcelona, Bayern Munich, Borussia Dortmund iyo Chelsea ayaa dhamaantood si dhaw ula socda xaalada Xiddiga

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga