Arsenal Oo Guul Ku Bilaabatay xilli ciyaareedka Champions league.

LONDON, ENGLAND - AUGUST 12: (2nd) Eddie Nketiah celebrates scoring the 1st Arsenal goal with (L) Gabriel Martinelli (3rd) William Saliba and (R) Martin Odegaard during the Premier League match between Arsenal FC and Nottingham Forest at Emirates Stadium on August 12, 2023 in London, England. (Photo by Stuart MacFarlane/Arsenal FC via Getty Images)

Kooxda Arsenal ayaa Garaacday kooxda Athletic Bilbao kulan ka tirsan tartanka Champions league.

Kooxda reer London ayaa marti ugu ahayd kooxda Basque, fiidkii caawa oo Talaado ah, kulan ka tirsanaa wareegga koowaad ee kooxaha ee tartanka Champions League.

Xiddiga caalamiga ah ee Brazil, Gabriel Martinelli, ayaa dhaliyay goolka koowaad ee Gunners, daqiiqaddii 72-aad.

Xiddiga reer Belgium, ee Leandro Trossard, ayaa dhaliyay goolka labaad ee martida, daqiiqaddii 87-aad.

Kooxda Arsenal ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedka tartanka Champions league

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga