
Arsenal ayaa wali doonaysa in ay hesho badalka Kai Havertz inkasta oo ayna jirin wax dhaq dhaqaaq ah oo ay samysay suuqii January.
Mikel Arteta ayaa lagu soo waramayaa in uu la fadhiisan doono maamulka kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Arteta ayaa si aad ah u doonaya in uu xoijiyo weerarkiisa ka Hor bilowga xilli ciyaareedka soo socda.
Arteta ayaa Qirtay in Havertz uuna hogaamin karin weerarka kooxda mustaqbalka fog.
Sidaas darteed Arteta ayaa isku dayi doona in uu keeno xiddig gool dhaliye ah oo hogaamin doona weerarka kooxda xilli ciyaareedka dambe.
Be the first to comment