Kooxda Arsenal ayaa awoodeeda ku muujisay Bayern Munich Kulan ka tirsanaa Champions League.
Goolka 1-aad ee Arsenal ayaa yimid daqiiqadii 22-aad waxana u dhaliyay xiddiga Timber kaas oo Hogaanka u dhiibay Kooxdiisa.
Laakiin 10 daqiiqo kadib ayay Bayern Munich bar-baraysay ciyaarta waxana goolka u dhaliyay xiddiga Karl kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/1.
Madueke ayaa daqiiqadi 69-aad dhaliyay goolka 2-aad isaga oo ciyaarta ka dhigay 1/2.
Xiddiga Martinelli ayaa daqiiqadii 77-aa dhaliyay goolka 3-aad ee Kooxdiisa isaga oo sidaas guul Muhiim ah ugu Hogaamiyay Arsenal.
Be the first to comment