Arne Slot Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Liverpool Aadi Doona Dalka USA Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Arne Slot ayaa soo saaray liiska xiddigaha ay kooxdu uga qayb gali doonto kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Reds ayaa 3 maalin kadib ciyaari doonta kulankoodii ugu horeeyay kulankoodii ugu horeeyay ee kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka Dalka Maraykanka.

Tababare Slot ayaa soo xushay 28 xiddig oo ka qayb gali doona kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Liiska uu tababaruhu soo xushay waxa u badan xiddigo da’yar ah marka laga reebo 10 xiddig oo kooxda 1-aad ah.

Halkan Kaga Bogo Liiska xiddigaha Tababaruhu soo xushay:

A graphic with the names of the initial 28-man travelling squad for the Reds’ pre-season tour of the USA:

Endo, Szoboszlai, Salah, Jones, Elliott, Tsimikas, Robertson, Carvalho, Bajcetic, Chambers, Pitaluga, Phillips, Gordon, Doak, McConnell, Jaros, Kelleher, Beck, Nallo, Koumas, Van den Berg, Quansah, Morton, Bradley, Blair, Stephenson, Davies, Nyoni.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga