Argentina Oo Garaacday Chile

Xulka Argentina ayaa guul ka gaadhay xulka Chile kulan ka tirsanaa Copa America.

Argentina ayaa gaadhay guusheedii 2-aad oo xidhiidh ah.

Xiddiga Lautaro Martinez ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay ku badisay Argentina.

Kadib guushaaa xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareega 16 ee Copa America 2024.

 

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga