Arda Güler Oo Isku Qoray Taariikhda Champions League.

Xiddiga Real Madrid ee Arda Güler ayaa isku qoray taariikhda champions League.

Xiddiga reer Turkey ee Arda Güler ayaa Real kula guulaystay champions League xilli ciyaareedka.

Real Madrid ayaa 2/0 kaa badisay Borussia Dortmund kulan ka dhacay Wembley.

Kadib dhamaadka xilli ciyaareedka, Arda Güler ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee Turkey ah oo ku guulaysta tartanka champions League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga