Ancelotti Oo Ugu Dambayn Ka Jawaabay Halka Uu Ka Ciyaarsiin Doono Mbappe.

Tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay su’aasha qof walba maskaxdiisa ku jirta, Halkee Ayuu Mbappe Ka Galayaa Shaxda Real Madrid.

Ancelotti ayaa ku jawaabay”Waan eegi doona, meel ayuunbaan u heli doonaa”

Mbappe ayaa loo soo bandhigay taageerayaasha Real Madrid iyada oo wax kabadan 80 kun oo taageerayaal ah soo dhaweeyeen.

Xiddiga ayaa dhinaciisa sheegay in uu diyaar u yahay in uu ka ciyaaro meel walba oo uu ka caawin karo kooxda.

Ilaa haatan waxa lagu mashquulsan yahay sida ay xiddigaha Vinicius, Mbappe iyo Rodrygo u ciyaari doonaan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga