Ancelotti: Bayern Munich Waxa Ay Ciyaartay Kubadeedii Ugu Fiicnayd Laakiin….

“Natiijo wanaagsan,” Carlo Ancelotti ayaa yiri mar wax laga weydiiyay barbarihii Bayern.

“Bayern waxa ay ciyaartay kubaddeedii ugu fiicneyd caawa, ma aanan sameynin intii karaankeena ahayd”.

“Haa, Bellingham ma ahayn heerkiisii ​​ugu fiicnaa caawa, laakiin waa isku mid kooxda oo dhan,”ayuu sii raaciyay.

Real Madrid ayaa intii ay ciyaartu socotay waxa lagu helay fursado badan waxana uu dhibaato ku ahaa kooxda Los Blancos.

Lugta labaad ayaa ka dhici doonta garoonka Santiago Bernabeu usbuuca soo socda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga